Home Wararka Maanta Xiriirkii kubbada Cagta Puntland Oo Is wada Casilay Markii Buuq Hareeyay Tartankii Cayaaraha.
Wararka Maanta - August 14, 2021

Xiriirkii kubbada Cagta Puntland Oo Is wada Casilay Markii Buuq Hareeyay Tartankii Cayaaraha.


August 14, 2021 Xiriirka kubbada cagta Puntland ayaa dhammaantood iska iscasilay xilkoodii kadib markii uu buuq iyo khilaaf hareeyeeyay tartankii kubbada cagta gobolada Puntland oo qarka u saarmay inuu fashilmo haatan.

Guddoomiyihii guddiga xiriirka kubbada cagta, Maxamed Cali Ciiise (Ciiro) ayaa ku sheegay sababta ay isku casileen in ay tahay, kaddib markii wasaaradda isboortiga ay faro galin ku sameysay go’aanno guddiga kasoo saareen tartanka inta uu socday.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *