Home Wararka Maanta Xildhibaanada laga soo doortay Garbaharreey oo soo xaadiray xarunta baarlamaankaG
Wararka Maanta - May 4, 2022

Xildhibaanada laga soo doortay Garbaharreey oo soo xaadiray xarunta baarlamaankaG

May 4, 2022 laga soo doortay magaalada Garbahaarey ee gobolka Gedo ayaa saaka iska xaadiriyay xarunta baarlamaanka, sida lagu arkayay sawirro lagu baahiyay baraha bulshada gaar ahaan barta Facebook.

Kulankii hore ee baarlamaanka ayaa waxa ka soo qayb galay xildhibaanada lagu soo doortay Ceelwaaq iyo Garbahaarey taasi oo sababtay in buuq uu hareerayo xarunta baarlamaanka.

Muran xoogan ayaa weli ka tagan doorashooyinka khilaafka hareeyay ee ka dhacday gobolka Gedo gaar ahaan magaalooyinka Ceelwaq iyo Garbahaarey.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *