Home Wararka Maanta Xasan culusow oo sheegay in ay san beesha Daarood hor istaagi karin Dastuurka
Wararka Maanta - March 29, 2024

Xasan culusow oo sheegay in ay san beesha Daarood hor istaagi karin Dastuurka

March 29, 2024 culusaw oo beeshiisa u sheegay in ay beesha daarood hor istaagikarin dastuurka kana dalbaday in taageeraan sidii loo badalo dastuurka Ansax weeye Aden Madoobe ayaa dhihi doona Sabtida waxaana laga dhaxli doonaa Dastuur qabyo ah oo Heshiis lagu ahaa ayaa lagu badelay mid aan heshiis lagu ahayn.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *