Home Wararka Maanta Xasan culusaw maxuu kala hadli rabaa Abiy Axmed?
Wararka Maanta - September 28, 2022

Xasan culusaw maxuu kala hadli rabaa Abiy Axmed?

xasan culusaw ayaa saaka booqasho ku tegay dalka Itoobiya, wuxuu kulamo la yeelan doonaa Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya sisagoo sida la sheegay kala dahadli doona arrimo khilaafka seyaasadeed

Wuxuu sidoo kale Itoobiya kala hadli doonaa sidii dalalka ay u mideyn lahaayeen tallaabooyinka ka dhanka Al-Shabaab.

Inta badan gobollada dalka Soomaaliya waxaa ka socdaa howlgallo ay wadaan dad is abaabolay oo ka dhan ah Al-Shabaab.

“Madaxweyne Xasan culusaw ayaa ahmiyad gaar ah siinaya in iska maslaxo abay axmad dadaalkiisa ku aaddan sidii uu ula heshiinlahaa itoobia ayaan wali la hubin in uu aqbalay abay axmed R/wasaaraha IToobia

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *