Home Wararka Maanta Xaaji Axmed Cabdille Noor (Dhakaawe) oo Nairobi ku geeriyooday
Wararka Maanta - October 23, 2021

Xaaji Axmed Cabdille Noor (Dhakaawe) oo Nairobi ku geeriyooday

October 23, 2021  Inaa lilaahi wa inaa ileehi raajicuun, ilaahay ha u naxariisto Xaaji Axmed Cabdille Noor (Dhakaawe) oo maanata Geeriyooday Ayaa ahaa maal Qabeen ka soo jeeda puntland aadna looga yaqaanay Afirica Gar ahaan Kenya nin sadaqo badan ayuu ahaa, wax badanna u taray cid kasta oo soo mudatay. Xaaji Axmed, saamayn badan oo mid togan iyo mid taban ba leh ayuu ku lahaa bulshaweynta Soomaaliyeed ee Kenya iyo Soomaaliyaba ku nool. Ilaahay janatul firdows ha ugu bishaareeyo, eheladii uu ka baxayna samir iyo iimaan ha ka siiyo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *