Home Wararka Maanta Weerar mindi loo adeegsaday oo ka dhacay wadanka Farnsiiska.
Wararka Maanta - April 4, 2020

Weerar mindi loo adeegsaday oo ka dhacay wadanka Farnsiiska.

Laba qof ayaa ku dhimatey halka afar kalena ay ku dhaawacmeen weerar middi loo adeegsaday oo ka dhacay bariga wadanka farnsiiska sida ay wariineyaa warbaahinta gudaha Dalkaas iyo saraakiil katirsan laamaha amniga.

Gudoomiyaha magaaladaasi Roman ayaa xaqiijiyey in weerarka uu ka dhacay meel laga dukaameysto aroortii hore  maanta oo sabbti ah weearkaasi ayaana jirin wali cid si dhab ah u sheegatey.

Dhinaca kale Booliiska ayaa xabsiga dhigey  dad looga shakiisan yahay in ay weearkaasi ku lug lahaayeen, waxaana la labaadi goobeyaa kuwii weerarka geeystey.

Wadanka faransiiska yaa waxaa uu ka mid yahay meelaha in tabadan ay ka dhacanaa weerar loo adeegsado mindiyaha ama Tooreyda in kastoo hadda Dalka intiisa badan uu saran yahay bandawo uu sababey Cudurka karoona Feyrus.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *