Home Wararka Maanta Wasiirkii hore ee haweenka iyo arimaha Qaoyska Punland.oo jago sare looga magacaabay Dalka Maraykanka
Wararka Maanta - June 15, 2021

Wasiirkii hore ee haweenka iyo arimaha Qaoyska Punland.oo jago sare looga magacaabay Dalka Maraykanka

June 15, 2021 Wasiirkii hore ee Wasaaradda Haweenka Puntland, Aniisa Abduqaadir Xaaji Muumin,__ ayaa loo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Socdaalka iyo Qaxoontiga gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *