Home Wararka Maanta Wasiir dhamancad majiro wax shir ah oo aan bari ka qaybgalayno
Wararka Maanta - March 22, 2021

Wasiir dhamancad majiro wax shir ah oo aan bari ka qaybgalayno

March 22, 2021 5:05  shir aan laga heshiin ajandihiisa la qorto waxay horseedi kartaa fashil ku yimaada qabsoomidda shirkii la rajaynayey inuu Xamar ka qabsoomo. Ma jiro shir Dowladda Puntland og tahay ama ka qaybgalayso oo barri ka dhacaya Mogadishu.

Dowladda Puntland waxay ku hanweyn tahay in dhammaan Saamileyda siyaasadda Soomaaliya ay ka heshiiyaan duruufaha ku xeeran qabsoomidda doorasho wada oggol ah, si nabad ahna ku dhacda. #Guul iyo #Gobonimo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *