Home breaking news Warbixinta Wasaaradda Arrimaha Dibedda Mareykanka ee Soomaaliya
breaking news - Wararka Maanta - March 17, 2020

Warbixinta Wasaaradda Arrimaha Dibedda Mareykanka ee Soomaaliya

Wasaaradda arrimaha dibedda Maraykanka ayaa toddobaadkan soo saartay warbixin sannadeedkii xaaladda xuquuqda aadanaha dunida.

Warbixintan ayaa eedo u jeedisay ciidamada dawladda federaalka, maleeshiyaadka Al-Shabaab iyo dhinacyo kale.

Warbixintan ayaa xustay dilalka sharciga ka baxsan ee ay ku kacaan ciidamada dowladda, Al-Shabaab iyo maleeshiyo beeleedyada dalka ka jira.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *