Home breaking news Wararkii ugu danbeeyay Xaalada Farmajo iyo Rooble
breaking news - Wararka Maanta - September 23, 2021

Wararkii ugu danbeeyay Xaalada Farmajo iyo Rooble

September 23, 2021 :Saacadaha Soo socda ayaa lafilayaa in Villa Soomaaliya iyo Xafiiska Rw Rooble ay si wadajir ah usoo saaraan war murtiyeed ku saabsan is faham lagaaray goor-dhaw.ilo wareedyo kudhaw dhaw labada dhinac ayaa sheegaya in dhinacyada mid walba uu tanaasul samayn doono, inkastoo wali la leeyahay waxaa socda turxaan bixin qodobada qaar.isfahamkaan ayaa la sheegayaa inuu yimid markii saacadahii ugu danbeeyay ay toos usoo faragelisay Wasaarada Arimaha dibada Maraykanka, iyadoo isugu dartay Frmaajo iyo Rooble hanjabaad iyo digniin ah inay dag-dag heshiis ugaaraan.waxayna sheegtay inaan marnaba la aqbali karin dib u dhac danbe oo doorashada ku yimaada.Cadaadiskaan wuxuu Fursad siiyay gudidii maalmahaan ku mashquulsanayd waan waanta labada dhinac. Hadaba la arki doonee sida uu noqon doono heshiiska.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *