Home Wararka Maanta War Deg Deg: Ciidamo Gadoodsan oo Hareereeyey Guriga QoorQoor ee Magaalada Gaalkacyo iyo Qoor Qoor oo Ciidan Dalbaday(Sawiro)
Wararka Maanta - March 11, 2022

War Deg Deg: Ciidamo Gadoodsan oo Hareereeyey Guriga QoorQoor ee Magaalada Gaalkacyo iyo Qoor Qoor oo Ciidan Dalbaday(Sawiro)

March 11, 2022 4:25 pm hadda hareeraysan Guriga Madaxweyne qoorqoor uu ka daganyahay magaalada Gaalkacyo waxaa dulfadhiya Ciidamo wata Gaadiidka dagaalka.

Ciidamadaan oo Ku Midaysan Beesha iska Leh HOP095 ayaa Ilaa Xalay laga Aruurinaayay Magaalada Gaalkacyo, Ciidmadaan ayaana ka Gadoodsan in Cid Gaar ah Loo Xiro kursiga Tirsiguusu yahay HOP095.

Taas oo Uu QoorQoor Damacsanyahay inuu U Xiro C.kariin Qaliif Dhalac waxaana Hada Xiran Gabi ahaaan Wadooyinka Soo gala Madaxtooyada Gaalkacyo .


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *