Home Wararka Maanta War deg deg ah wasiirkii arimaha gudaha jubbalan oo geeriyooday
Wararka Maanta - July 30, 2022

War deg deg ah wasiirkii arimaha gudaha jubbalan oo geeriyooday

July 30, 2022 1 lilahi Wa inna Ileyhi Rajacuun

Waa Geeri Naxdin Leh ee Allaha unaxaaristo Wasiirki Arimaha Gudaha iyo Dib uheeshisinta Dawladda jubbaland Mohamed Warsame Farah ( Darwiish ) oo maanta Tii Rabi utimid.

Masuul Ayaa ku Geeriyooday Dalka Jarmalka oo Arima caafimad uu ujoogay. Wasiir Darwiish Ayaa kamid aha rukumada Dhexe ee ay jubbaland ku tagnayd, Waxuuna kamid aha Asaasayashi dawladda jubbaland

Allaha unaxaaristo marxunka Dhamaan Shacabka Reer jubbaland, Ehelki iyo Qarabadi uu ka baxayna Samir iyo imaan haka siiyo

Tacsidaan waxes no soo diray Enj.c/sasamad calbto.oo uk

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *