Home Wararka Maanta War deg deg ah.wariye can ah oo caawa lagu dilay Gaalkacyo
Wararka Maanta - March 1, 2021

War deg deg ah.wariye can ah oo caawa lagu dilay Gaalkacyo

Wariye Jamaal Faarax Aadan oo kamid ahaa Wariyaasha Puntland ayaa caawa lagu dilay agagaarka xerada Siinaay ee magaalada Galkacyo.

Allah ha u naxariistee weriye Jamaal faarax Aadan oo ka tirsanaa suxufiyiinta ka hawl gala magaalada Gaalkacyo ayaa galabta maqribkii lagu dilay agagaarka xerada Siinaay ee magaalada Gaalkacyo.

Ma cadda sida uu u dhacay dilka weriyaha iyo cidd gaysatay toona, mana jirto cid sheegatay dilka suxufigaas.

Horay waxaa magaalada Gaalkacyo uga dhacay dilal noocaan ah oo lala beegsaday mas’uuliyiin iyo dad rayid ah intaba kuwaas oo qaarkood ay sheegteen ururka Al-shabaaab

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *