Home Wararka Maanta WAR DEG DEG AH: Masuul caan ah oo caawa lagu dilay Laascaanood
Wararka Maanta - June 20, 2022

WAR DEG DEG AH: Masuul caan ah oo caawa lagu dilay Laascaanood

June 20, 2022 Wararka ka imaanaya magaalada Laascaanood ee gobalka Sool ayaa sheegay in caawa magaaladaas lagu dilay Guddoomiyihii xisbiga UCID ee Somaliland Maxamed Aflahaar.

Dilka marxuum Aflahaar ayaa la sheegay inay geysteen koox hubeysan, kuwaas oo dilka kaddib ka baxsaday goobta.

Magaalada Laascaanood ayaa sannadihii u dambeeyay waxaa ka dhacayay dilal ay geystaan kooxo hubeysan, kuwaas oo lagu beegsanayo dadka haldoorka ah ee magaalada iyo masuuliyiinta deegaanka ee Somaliland

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *