Home breaking news War Deg Deg Ah: Dawlada Puntland oo Ciidan Xoogan Gaysay Duleedka Boocame
breaking news - Home - Wararka Maanta - August 14, 2021

War Deg Deg Ah: Dawlada Puntland oo Ciidan Xoogan Gaysay Duleedka Boocame


August 14, 2021  bada ay Dawladu Puntland horey ugeeysay deegaanadaas ayaa ku guuldaraystay hakinta Colaad maleeshiyo beeleedyadii Dirirtu ka dhaxeesay, Dawlada Puntland ayaa Caawa ku daabushay Ciidamo Xoogan oo ay ugu Talagashay Daminta colaadaas.

Warar hoose aanu ka haleyno halkaa ayaa sheegaya iney jirto Abaabul colaadeed ay Wadaan Maleeshiyo Somaliland Dabada Ka riixeyso oo diidan Dhexdhexaadintu Dawladu wado

Dawlada Puntland ayaa berrito subax u diraysa 5 shan wasiir oo loo xilsaaray daminta Xiisadaas, Sidoo kalena uga Hortagaan Damac Saqiirka Maamulka Soomaliland.

Nasiib darrada ugu weyn waxaa weeye Waxgaradkii Reer Sool ayaa iyagu dusha ka daawanaya, arinta ayaa u muuqata mid Maamulka isaaq Futada ka riixayo Cuqaashi Dhulbahantana dhuunta lagu dhagan yahay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *