Home Wararka Maanta War dag dag ah qarax ka dhacay galkacyo
Wararka Maanta - April 5, 2020

War dag dag ah qarax ka dhacay galkacyo

Saaka Magaalada Gaalkacyo Waxaa ka dhacay Qarax kaa soo Lala Beegsaday oo gaarigiisa loogu xiray taliska qaybta horteeda Nin Layiraahdo Abdi Gube Oo kamid ahaa waaxda Canshuuraha waxaana la sheegayaa inay Xaaladiisu Culustahay luguhuna go’een Allaha u sakhiro

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *