Home Wararka Maanta Wafdi ka socda Dhismaha Dekada Garacad Oo si Miisaan leh loogu soo dhoweeyay Dalka Jabuuti.
Wararka Maanta - August 26, 2020

Wafdi ka socda Dhismaha Dekada Garacad Oo si Miisaan leh loogu soo dhoweeyay Dalka Jabuuti.

August 26, 2020 maareeyaha cusub ee dakada Garacad Ayaa si Heer sare ah loogu soo dhaweeyay Dalka Jabuuti Maareeyaha Cusub Ee Mashruuca Dekada Garacad Siciid Faadi.NB: Shirarka Jabuuti waxaa Horseed u ah Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdulaahi Deni Oo fududeeyay Kulamadaan.

Djibouti: Wafdi ka socda Dhismaha Dekada Garacad Oo si Miisaan leh loogu soo dhoweeyay Dalka Jabuuti. Waxaan Bogaadinayaa Saaxiibkay Maareeyaha Cusub Ee Mashruuca Dekada Garacad Siciid Faadi.NB: Shirarka Jabuuti waxaa Horseed u ah Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdulaahi Deni Oo fududeeyay Kulamadaan.Saed J. Abdulkadir

Публикувахте от Xaaji Sakariye Maxamed Isticmaar в Вторник, 25 август 2020 г.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *