Home Wararka Maanta UK oo Bixiyey Lacag Ayaxa lagula Dagaallamo
Wararka Maanta - July 24, 2020

UK oo Bixiyey Lacag Ayaxa lagula Dagaallamo

July 24, 2020  Dowladda UK ayaa lacag gaareysa 22 milyan oo dollar ugu deeqday waddamada uu ayaxu aafeeyay. In ka badan 20 milyan oo ka mid ah deeqdan lacageed waxaa ay gaar u noqoneysaa waddamada Bariga Afrika oo ay Soomaaliya ugu horreeyso. War saxaafadeed lagu shaaciyay gargaarkan oo ka soo baxay Wasaaradda Horumarinta Caalamiga ah ee UK waxaa soo aqriyay oo noo soo koobaya Jacfar Kukay. EMBED SHARE

Dhageyso gargaarka UK ee Somalia

by VOA EMBED SHAREThe code has been copied to your clipboard. The URL has been copied to your clipboard


No media source currently available1:293:30

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *