Home Wararka Maanta shirkadii caafi oo daaqada ka baxday iyo jubba water supply oo hawada soo gashay maxaa farqi ah oo u dhaxeeya.
Wararka Maanta - April 5, 2020

shirkadii caafi oo daaqada ka baxday iyo jubba water supply oo hawada soo gashay maxaa farqi ah oo u dhaxeeya.

Magaalada kismaayo ayaa dhawaan ka bixi doonto biyo la aanta kadib markii shirkada jubba ay ku guuleesatay in ay hesho ceelal biyood aad u baaxad ween taasoo muujineeysa in biyo ku filan magaalada ay heli doonto.
waxaa laga reeysan doonaa shirkadii caafi ee hawada soo fasaxi jirtay hadana iyadoon biyo ku siinin hawada saacada ay qortay kugu dhahaya 90$ biyo ah ayaad cabtay. taas oo Dadka dan yarta ah ay ku Qabeen dhib Wayn
lkn hada howshaas jubba water supply ayaa soo afjareeysa.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *