Home Wararka Maanta Shaqaalaha Gobalka Banaadir oo Dhowr Bilood aan Mushaar Lasiin
Wararka Maanta - August 22, 2022

Shaqaalaha Gobalka Banaadir oo Dhowr Bilood aan Mushaar Lasiin

August 22, 2022 gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar ayaa ka cabanaya mushaar la’aan in muddo ah, xilli ay soo baxayaan warar sheegaya in maalmaha soo socda madaxweynaha magacaabi doono shaqsigii badali lahaa Guddoomiyaha xilligaan xilka haaya ee Cumar Filish

.xiriiro kala duwan somalifox.com sameysay ayaa shaqaale ka tirsan dowladda hoose ee Xamar, ayaa sheegay in bishaan socota ee Agoosto iyo labadii bil ee ka horeysay aysan jirin wax mashuur ah oo la siiyay shaqaalaha dowladda Hoose marka laga reebo inyar oo kooban ee ka tirsan xafiiska gobolka.Shaqaale ka tirsan xafiiska Dowladda Hoose ee Xamar oo codsaday in magacyadooda qarino

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *