Home Wararka Maanta shacabka iyo dawlada puntland iyo maamulka Mudug oo lagu soo dhaweeyay shacabkii uu Somaliland soo tarxiilay+Sawirro
Wararka Maanta - October 3, 2021

shacabka iyo dawlada puntland iyo maamulka Mudug oo lagu soo dhaweeyay shacabkii uu Somaliland soo tarxiilay+Sawirro

October 3, 2021 1:13 pm shacabka puntland Maamulka gobalka Mudug ,Duqa degmada iyo dadwaynaha Galkacyo ayaa Duleedka magaalada uga hortagay dadkii Laga soo barakiciyay Laascaanood .

Shacabka Gaalkacayo ayaa dhankoodana soo dhaweyn heer sare ah u fidiyay dadka la soo barakiciyay, kuwaas oo maamulka Somaliland deeganadiisa u diiday in ay sii deganadaan.

Dadkan lasoo raafay ayaa isugu jira caruur, haween, rag iyo waliba waayeelo iyadoo ay ka muuqatay xaalad nolo loo aad u daran.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *