Home Wararka Maanta Shacab lagu dilay ceel biyood laga qodayay deegaanka Gariley ee Gobalka Gedo(Sawiro)
Wararka Maanta - September 30, 2022

Shacab lagu dilay ceel biyood laga qodayay deegaanka Gariley ee Gobalka Gedo(Sawiro)

September 30, 2022 dad shacab ah oo lagu dilay ceel biyood laga qodayay deegaanka Gariley ee Gobalka Gedo

Al shabab ayaa 12 qof oo u badan dad shacab ku dishay ceel biyood laga qodayay deegaanka Gariley oo u dhaxeeya Degmooyinka Bardheere iyo Ceelwaaq, waxaa ay meesha ku guben garigii riiga ah & dhaman alaabtii lagu qodayay ceelka.

Bulshada deegaanka ayaa sheegtay in Al shabab ay dileen injineeradda ceelka qodayay & shacabkii la socday dhammantood. Abdinaasir mansor.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *