Home Wararka Maanta SAWIRRO: Goobta Qaraxa Ka dhacay & Xaalad Naxdin Leh
Wararka Maanta - February 13, 2021

SAWIRRO: Goobta Qaraxa Ka dhacay & Xaalad Naxdin Leh

Baabuur Nooho ah ayaa isku qarxiyey Koontaroolka laga ilaaliyo Taalada Sayidka inkastoo alle fadligiis xajmiga qaraxa marka la eego uu yaraaday khasaaraha.

Hanti badan ayaa ku bur burtay sida laga arki karay Sawirro lasoo qaaday Oo baabuur,bajaaj badan iyo dhismayaal qaraxu saameeyey.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *