Home Wararka Maanta Saraakiil ku soo dhaawacmay dagaalkii Guriceel oo isbitaalka Galkacyo Lagala baxay
Wararka Maanta - October 24, 2021

Saraakiil ku soo dhaawacmay dagaalkii Guriceel oo isbitaalka Galkacyo Lagala baxay

October 24, 2021  Qaar kamid ah Saraakiisha hogaamineysay Ciidanka Ahlusunna oo dhaawac ah ayaa Ciidamadda Galmudug kala baxeen Isbitaal ku yaala xaafada baraxlay Gaalkacyo ila Muhiim ah ayaa somalifox.com u xaqeejiyay in Saraakiishaan lagala baxay isbitaalka iyadoo la dabiibayo.Saraakiishaan ay Galmudug la wareegtay ayaa  kala ah Cali Faarax, Cali Xade iyo Maxamuud Tashade ayaa kamid ahaa Saraakiishii ku biirar Galmudug xilligii Ahlusunna la midoowday Maamulka Galmudug, waxayna dib ugu laabteen Ahlusunna oo ay ka barbar dagaalamayeen.Saraakiisha Galmudug wili kama hadal sababta keentay in Qof bukaan ah isbitaalka lagala baxo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *