Home sports Saadaashii Xiddigaha Chelsea Ee Kulankii Real Madrid Iyo Barcelona Oo La Soo Bandhigay & Xiddig Aan La Fileynin Oo Saadaasha Ku Guuleystay
sports - March 7, 2020

Saadaashii Xiddigaha Chelsea Ee Kulankii Real Madrid Iyo Barcelona Oo La Soo Bandhigay & Xiddig Aan La Fileynin Oo Saadaasha Ku Guuleystay

Ciyaartoyda kooxda Chelsea ayaa saadaalin ka bixiyay kulankii Real Madrid iyo Barcelona xalay ku dhexmaray Santiago Bernabeu.

Weeraryahanka Blues Michu Batshuayi ayaa saadaasha xiddigaha Chelsea ku soo bandhigay bogiisa Instagram ka hor inta uusan tirtirin.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *