Home Wararka Maanta Rooble oo Berri u Baxaya London
Wararka Maanta - July 25, 2021

Rooble oo Berri u Baxaya London


July 25, 2021 Wararka ayaa sheegaya in ra’isul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Rooble uu saacadaha soo socda kusiijeedo caasimadda Ingiriiska ee London.

Wararka ayaa sheegaya inuu ka qeybgalayo shir looga hadlayo arrimaha waxbarashada oo ay tagi doonaan madax badan oo caalamka.

Wixii ka soo baxa kala soco Somalifix.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *