Home Wararka Maanta Roob khaaaro ka gaystay deegaamo katirsan Bariga fog ee Puntland & dhimasho laga soo sheegayo.
Wararka Maanta - September 16, 2021

Roob khaaaro ka gaystay deegaamo katirsan Bariga fog ee Puntland & dhimasho laga soo sheegayo.

September 16. 2021somalifox.com (Boosaaso)-Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya roobab xooggan oo saacadihii la soo dhaafay ka da’ay deegaanka Xiriiro oo katirsan degmada Iskushuban ee gobolka Bari oo Magaalada Boosaaso ujirta 246km ee degaannada Puntland.

Isku duwaha Wasaaradda deegaanka dowladda Puntland ee gobolka Bari Jaylaani Maxamed Ismaaciil oo warbaahinta gudaha la hadlay ayaa waxa uu sheegay in roobka uu gaystay khasaaro kalle oo hantiyadeed balse aan la hayn xog rasmi ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *