Home Wararka Maanta REAKING: Askar ku dhimatay dagaal dhexmaray Ciidanka PSF & Booliska PL
Wararka Maanta - June 10, 2022

REAKING: Askar ku dhimatay dagaal dhexmaray Ciidanka PSF & Booliska PL

June 10, 2022 Inta la xaqiijiyay labo Askari oo kamid ah Booliska Puntland ayaa ku dhintay dagaal ku dhexmaray xeebta magaalada Boosaaso Ciidanka Booliska Puntland iyo Ciidanka PSF Puntland.

Dagaalka ayaa la sheegay inuu dhacay xilli saxmad badan ay ka jirtay xeebta, oo jimcaha ay soo aadan dad magaalada. Waxaana sidoo kale dhaawac soo gaaray Askari PSF ah iyo lix ruux oo shacab ah.

Lama oga sababta rasmiga ah ee keentay isku dhaca ciidamada goobta lagu dagaalamay ayaa aad ugu dhow Xarunta Ciidamada PSF.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *