Home Wararka Maanta Ramla Ali oo looga adkaaday cayaartii feerka Olombikada
Wararka Maanta - July 26, 2021

Ramla Ali oo looga adkaaday cayaartii feerka Olombikada


July 26, 2021 Ramla Cali oo ah gabadha Soomaaliya ku mataleysa cayaaraha feerka Olombikada ee Tokyo ayaa looga adkaaday dhibco kadib markii ay is wajaheen gabar kale oo ka socotay dalka Romania.

Tartanka kadib wariyaha VOA ee Australia iyo Koonfurta Asia Ibrahim Cumar Baafo ayaa qadka telefoonka kula xiriiray Faadumo Cali Nuur oo hogaamineysay ciyaartoyda Soomaaliya, ahna gudoomiye ku-xigeenka labaad ee guddiga Olombikada Soomaaliya.

Baafo ayaa ugu horreyn weydiiyey Faadumo Cali Nuur, natiijada cayaartii maanta. EMBED SHARE

Ramla Ali oo looga adkaaday cayaartii feerka Olombikada

No media 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *