Home Wararka Maanta Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa magacaabay Golihisa
Wararka Maanta - October 6, 2021

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa magacaabay Golihisa

October 6, 2021  Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa magacaabay Golihisa Wasiirada cusub oo ka kooban 22 Wasiir, isagoo mar kale dib u magacaabay Demeke Mekonnen Ra’iisul Wasaare Kuxigeen iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka soo jeeda Amxaarada, waxaa kaloo uu mar kale Wasiirka Maaliyadda u magacaabay Saaxibkiis Axmed Shide oo ka soo jeeda deegaanka Soomaalida, halka Abraham Belay oo ka soo jeeda Gobolka Tigray u mahacaabay Wasiirka Gaashaandhigga.

Sidoo kale waxaa uu Golihiisa Wasiirada ku soo diray xubno ka tirsan Mucaaradka sida Berhamu Nega iyo Kejele Merdasa Tulu.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *