Home Wararka Maanta Qoraal Xasaasi ah Oo Fahad Yaasiin U Diray Madaxweyne Farmaajo.(Akhriso)
Wararka Maanta - September 5, 2021

Qoraal Xasaasi ah Oo Fahad Yaasiin U Diray Madaxweyne Farmaajo.(Akhriso)

September 5, 2021 8:30 pm
Agaasimaha NISA Fahad Yaasiin ayaa warqad u diray Madaxweynaha Somalia Maxamed Cabdullahi Farmaajo, taasoo uu uga dalbanayo inuu shir guddoominayo kulanka golaha amniga qaranka si uu ugu soo bandhigo warbixin la xariirta kiiska Ikraan Tahliil.

Warqada Fahad Yaasiin u diray Farmaajo oo dadka wax falanqeeya ku tilmaameen xeelad cusub oo Rooble looga wareejinayo go’aaan ka gaarista kiiska Ikraan tahliil maadaama Golaha amniga uu gudoomiye u yahay Madaxweyne Farmaajo.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA FAHAD U DIRAY FARMAAJO

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *