Home Wararka Maanta Qarax lix qof ay ku dhinteen oo ka dhacay Shabeellaha Dhexe
Wararka Maanta - January 24, 2022

Qarax lix qof ay ku dhinteen oo ka dhacay Shabeellaha Dhexe

January 24, 2022 Ugu yaraan lix qof ayaa ku dhintay Qarax maanta ka dhacay degaanka Qalimow oo u dhow degmada Balcad ee Gobalka Shabellaha dhexe.

Qaraxan oo la aaminsan yahay in uu ahaa miino goobta lagu sii diyaariyay waxa dadka dhintay ku jira seddex qof oo rayid ah iyo seddex askari, sida ay VOA u sheegeen ilo-wareedyo amni.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *