Home Wararka Maanta Qarax khasaare geeystay oo ka dhacay Muqdisho
Wararka Maanta - August 8, 2020

Qarax khasaare geeystay oo ka dhacay Muqdisho

August 8, 2020 Wararka ka imaanaya Magaaladda Muqdisho ee caasimada dalka ayaa sheegaya in goordhawyd uu ka dhacay qarax loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buxiyeey.

Qaraxan ayaa ka dhacay agagaarka Stadium Muqdisho waxaana ka soo baxaya warar kala duwan cida lala eegtay.

Goobjoogayaal ayaa sheegaya in qaraxa uu ahaa gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo lagu weeraray xero ciidan ku taalla dhabarka dambe ee Garoonka Stadium Muqdisho.

dhagayso.Wariyaha VOA

Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdish

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *