Home Wararka Maanta Qaar ka mid ah Isimada Puntland Oo Go’aan Kama Denbays ah kasoo Saaray Dagaaladii Boosaaso.(Akhriso)
Wararka Maanta - January 12, 2022

Qaar ka mid ah Isimada Puntland Oo Go’aan Kama Denbays ah kasoo Saaray Dagaaladii Boosaaso.(Akhriso)

January 12, 2022 Isimada Puntland ayaa soo saaray caawa go’aano kama dambeys ah oo lagu xalinayo dagaaladii magaalada Boosaaso ku dhexmaray ciidamada maamulka Puntland iyo kuwa PSF ee uu hogaamiyo taliyihii diiday xilka qaadista.

Isimada Puntland waxay dawladda Puntland u soo jeediyeen in ay ka laabato heshiiska Shirkadda DP World oo gacanta ku haysa dekedda Boosaaso.

Sisoo kale Isimada Puntland ayaa go’aamiyey in Maxamuud Cismaan Cabdillaahi (Diyaano) uu sii ahaado Taliyaha ciidanka PSF, taasoo meesha ka saareysa xilka ka qaadista lagu sameeyey.




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *