Home Wararka Maanta Puntlanddaily.Waxaan xaqiijinay in aysan waxba ka jirin wararka sheegaya in ay labada masuul ee u sareeya Puntland kulmeen 24kii saac ee lasoo dhaafay
Wararka Maanta - May 28, 2020

Puntlanddaily.Waxaan xaqiijinay in aysan waxba ka jirin wararka sheegaya in ay labada masuul ee u sareeya Puntland kulmeen 24kii saac ee lasoo dhaafay

Khilaafka Deni & Karaash

Miyey kulmeen M/weyne Deni & M/weyne kuxigeen Axmed Karaash, Fashilkii ay la kulmeen Guddoonka baarlamaanka iyo Yaase hadda wada waan-waanta u dambeysa?

Публикувахте от Farah Abdulkadir Geylan в Четвъртък, 28 май 2020 г.

Waxaan xaqiijinay in aysan waxba ka jirin wararka sheegaya in ay labada masuul ee u sareeya Puntland kulmeen 24kii saac ee lasoo dhaafay, sida ay.puntlanddaily u xaqiijiyeen masuuliyiin katirsan labada xaafiis ee Madaxweynaha & Madaxweyne kuxigeenka, sidaas oo kale waxay sheegeen in ay socdaan dhexdhexaadinta Isimadda oo aan wali labada dhinacba si buuxda ula kulmin.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *