Home Wararka Maanta Puntland oo la safatay Ra’isal Wasaare Rooble
Wararka Maanta - December 26, 2021

Puntland oo la safatay Ra’isal Wasaare Rooble

December 26, 2021 Puntland ayaa la safatay Ra’isal Wasaare Rooble, Kadib Khilaaf soo kala dhexgalay Madaxweynaha Soomaaliya & Ra’isal Wasaarihiisa.

“Dowladda Puntland waxay diyaar u tahay ka qaybgalka shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee uu hogaamiyo RW Maxamed Xuseen Rooble.” ayaa lagu yiri qoraal kooban oo lagu daabacay barta Facebook ee Madaxtooyada Puntland.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *