Home Wararka Maanta Puntland oo Beenisay in dyaaradii Gurmadka ee Maanta Puntland yimmi ay ku deeqday DFS.
Wararka Maanta - May 1, 2020

Puntland oo Beenisay in dyaaradii Gurmadka ee Maanta Puntland yimmi ay ku deeqday DFS.

Dawlada Puntland ayaa beenisay in saddex diyaaradood oo maanta Xamar ka keenay isuguna jirra Gargaar kala duwan ay soo dirtay dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya. Wasiirka Arrimaha Gudaha ayaa sheegey in Gargaanka uu uga yimid hey’adda Qaxoontiga Adduunka ee UNHCR.

Haseyeeshee Wasiirka Qorsheynta Soomaaliya iyo Wasiir ku xigeenka Gargaarka Soomaaliya oo maanta Puntland soo gaadhay ayaa sheegey in deeqdan ay soo dirtay dowladda Soomaaliya kuwo kalena ay soo waddo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *