Home Wararka Maanta Puntland: Maxkamad ayidday xukun dil ah oo lagu riday sideed qof
Wararka Maanta - October 4, 2021

Puntland: Maxkamad ayidday xukun dil ah oo lagu riday sideed qof

October 4, 2021 3:16 pm

Maxkamadda racfaanka ee Puntland ayaa ayidday go’aan hore loogu riday siddeed qof oo horey maxkamad milatari ugu xukuntay dil toogasho kadib markii lagu helay inay ka tirsan ururka Al-Shabaab.

Cabdulwaaxid Macalin Isxaaq ayaa warbixintan inoo soo diray.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *