Home Wararka Maanta PUNTLAND: Guddiga Doorshada oo shaaciyay liiska Musharaxiinta u matalaya Golaha deegaanka ee Degmooyinka ay Doorshadau ka dhacayso
Wararka Maanta - September 23, 2021

PUNTLAND: Guddiga Doorshada oo shaaciyay liiska Musharaxiinta u matalaya Golaha deegaanka ee Degmooyinka ay Doorshadau ka dhacayso

September 23, 2021 11:26 am
499 Musharax ayaa ku tartamaya xubnaha golaha deegaanka ee Degmooyinka Eyl, Ufayn iyo Qardho kuwaasoo 25 bisha October 2021 ay ka dhici doonto Doorasho qof iyo cod ah oo lasii hormariyey.
Guddiga KMG ah ee Doorashooyinka Puntland ayaa shaaciyey maanta liiska musharaxiinta.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *