Home Wararka Maanta Muxuu ku saabsan yahay sharciga ay qortay Ilhaan Cumar ee uu ansixiyay Congress-ka Mareykanku
Wararka Maanta - December 16, 2021

Muxuu ku saabsan yahay sharciga ay qortay Ilhaan Cumar ee uu ansixiyay Congress-ka Mareykanku

December 16, 2021 Aqalka Wakiillada ee Koongareeska Maraykanka ayaa xalay ansixiyey sharci horseedaya in Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Maraykanku ay magacowdo ergay gaar ah oo si caalami ah uga hadlay arrimaha Islaam nacaybka.

Sharcigan waxaa Koongareeska keentay xildhibaannada laga soo doorto gobolka Minnesota Ilhaan Cumar. Ma cadda weli in Aqalka sare ee Sanatku uu ansixin doono sharcigan. Warbixin ay qortay wakaaladda wararka ee Reuters 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *