Home Wararka Maanta Muwaadin Soomaaliyeed Oo Wasiir loogu Magacaabay Dalka Tanzaniya
Wararka Maanta - January 10, 2022

Muwaadin Soomaaliyeed Oo Wasiir loogu Magacaabay Dalka Tanzaniya

January 10, 2022 Muwaadinkan asal ahaan kasoo jeeda Soomaaliya ee loo magacaabay Wasiirka beeraha Xuseen Maxamede Baashe ayaa 26-kii August sanadkii 1975 ku dhashay gobolka Nzega, waana siyaasi si weyn looga yaqaan Tanzaaniya sidoo kale ah ganacsade weyn.

Xuseen Maxamed Baashe, oo isaga oo dhalinyaro ah ku biiray siyaasadda dalka Tanzaaniya kana tirsan xisbiga talada haya ayaa sidoo kale ah Xildhibaan katirsan Baarlamaanka Tanzaaniya, waxa uuna horey usoo ahaa Wasiir kuxigeenka wasaarada beeraha.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *