Home Wararka Maanta Muslimiinta Sweden oo soo dhaweeyay sharci xadgudub ku ahaa Islaamka oo la laalay
Wararka Maanta - October 1, 2021

Muslimiinta Sweden oo soo dhaweeyay sharci xadgudub ku ahaa Islaamka oo la laalay

October .1.2021.Muslimiinta waddanka Sweden ayaa soo dhoweeyay in la laalay sharci xisbiga Center Party ee dalkaasi uu ku doonayay inuu baarlamaanka geeyo

in aan la gudi karin wiilshada, kaas oo muddo laba sano ah uu murankiisu taagnaa.layla cali cilmi oo ah Gabar soomaaliyeed oo ka tirsan Barlamanka swedon ayaa arin kaas aad ugu dooday kana dhex sheegtay marar badan in aan la qaadankarin waxa uu wadao xisbiga cunsuriga ah Center Party

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *