Home Wararka Maanta Mid ka mid ah Sanatarada Cusub ee Galmudug oo is casilay una sharaxan Aqalka Hoose
Wararka Maanta - November 18, 2021

Mid ka mid ah Sanatarada Cusub ee Galmudug oo is casilay una sharaxan Aqalka Hoose

November 18, 2021  Senator Yuusuf Geelle Ugaas (Dhageey) ayaa ka tagay kursigii Aqalka Sare ee dhowaan dib loogu doortay isagoo doortay in uu u tartamo golaha shacabka.

Warqad uu u diray madaxweynaha Galmudug ayuu sababta uu kursiga isaga casilay ku sheegay inuu rabo in reerka uu ku matalo Baarlamaanka uu ka dhex sameeyo siyaasad caafimaad qabta sida uu yiri.

Madaxweynaha Galmudug ayaa xalay ku dhawaaqay in doorashada golaha shacabka ay bilaabaneyso maanta oo Khamiis ah 18 bisha November.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *