Home Wararka Maanta Maxkamadda Caalamiga ah ee ICJ ayaa ku dhawaaqday in Dacwadda badda ee u dhaxaysay Somalia iyo Kenya in ay dhacayso 15 March.
Wararka Maanta - March 2, 2021

Maxkamadda Caalamiga ah ee ICJ ayaa ku dhawaaqday in Dacwadda badda ee u dhaxaysay Somalia iyo Kenya in ay dhacayso 15 March.

March 2, 2021 Dacwadda oo ka qabsoomaya Hoolka The Peace Palace ee Hague ayaa waxaa ka qayb galaya xubno ka tirsan Garsoorayaasha Maxkamadda, halka inta kalana ay Video uga qayb galayaan. Hajir show

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *