Home Wararka Maanta Maleeshiyada Al-shabaab oo qabsaday magaalada Ceel-dheere
Wararka Maanta - December 15, 2021

Maleeshiyada Al-shabaab oo qabsaday magaalada Ceel-dheere

December 15, 2021 Wararka laga helayo magaalada Ceel-dheere ee gobalka Galgaduud ayaa sheegaya in malayshiyada Al-Shabaab ay la wareegeen deegaanka Ceel-dhee ee gobolka Galguguud oo Dhuusamreeb u jirta 30KM.

Saraakiil ka tirsan ciidamada dowladda oo Somalifox.com ayaa u sheegay in malayshiyada Al-Shabaab ay gudaha u galeen deegaanka, islamarkana ay bur-buriyeen xarumihii maamulka Iyo ciidanka ee ku yaalay Ceel-dheere, kadib markii qarax ay ku xireen.

Majirin wax iska horimaad ah oo deegaanka ka dhacay, sida uu somalifox.com u sheegay mid ka mid ah dadka deegaanka oo sabab amni magaciisa aan u qarinay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *