Home Wararka Maanta Majaajiliiste Cabdi Muridi Dheere (Ajakis) oo ku geeriyooday Muqdishoj
Wararka Maanta - September 27, 2021

Majaajiliiste Cabdi Muridi Dheere (Ajakis) oo ku geeriyooday Muqdishoj


September 27, 2021 8:25 am unaxariistee waxaa magaalada Muqdisho goor dhawayd ku geeriyooday majaajiliiste Cabdi Muridi Dheere (Ajakis), sida warbaahinta Universal oo uu ka mid ahaa howlwadeenadeeda ay boggeeda Facebook ku shaacisay.

Marxuumka ayaa maalmahan ku jiray mid kamid ah Isbitaalada magaalada Muqdisho, halkaas oo lagu la tacaalayay xaaladdiisa caafimaad, kadib xanuun kusoo booday isagoo ku sugan xaafadiisa.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *