Home Wararka Maanta Madaxweyne Xasan Sheekh oo safar qarsoodi u baxay?
Wararka Maanta - October 13, 2022

Madaxweyne Xasan Sheekh oo safar qarsoodi u baxay?

Madaxweyne Xasan culusaw ayaa shalay galabtii safar uga baxay magaalada Muqdisho, kaas oo aan horey loo sheegin isla markaana aan la sheegin halka uu u baxay.

Madaxweynaha waxaa garoonka diyaaradaha ka qaadey diyaarad gaar ah.

Laba war ayaa soo gaarey somalifox.com:

War ayaa sheegaya in Madaxweynuhu u baxay dalka Koonfur Afrika waxaana adkaatey in la fahmo ujeedka Koonfur Afrika.

Halka warka labaad sheegayo in uu safar ugu baxay Imaaraadka Carabta.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *