Home Wararka Maanta Madaxweyne Xasan culusaw oo 6 maalin kadib ku guulastay in uu Aiirka Dubai
Wararka Maanta - June 22, 2022

Madaxweyne Xasan culusaw oo 6 maalin kadib ku guulastay in uu Aiirka Dubai

June 22, 2022  Madaxweynaha Dowladda Federaalka xasan culusaw ayaa ugu danbayn ku guulasatay in Madaxweynaha dalka Isu-taga Imaaraadka Carabta, Sheekh Maxamed Binu Saayid.6 maalin ka dib

Kulanka Labada Madaxweyne ayaa lagu lafa guray si loogfa heli lahaa dhaqaale

Madaxweyne Maxamed Bin Saayid ayaa Madaxweynaha iyo wafdigiisa uga mahad-celin booqashada , waxa uuna soo bandhigay doorka ay dowladdiisu ka qaadanayso gurmadka abaaraha ka jira dalkeenna iyo dib u soo celinta taageeradooda ku aaddan ammaanka iyo adeegyada bulshada ee dowladda Imaaraatku ay ka fulin jirtay dalkeenna.

xasan culusaw ayaa uga mahadceliyey dowladda iyo shacabka Imaaraatka, garab istaagga ay u muujiyeen Shacabka Soomaaliyeed ee ay abaaruhu saameeyeen, isagoo sheegay in dowladda Federaalka Soomaaliya ay ahmiyad gaar ah siineyso xoojinta xiriirka kala dhaxeeya caalamka.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *