Home Wararka Maanta Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo guddoomiyeey Shirkii Amniga gobalka Mudug (Sawiro)
Wararka Maanta - April 26, 2022

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo guddoomiyeey Shirkii Amniga gobalka Mudug (Sawiro)

April 26, 2022  Kusimaha Madaxweynaha, Ahna Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa caawa kulan la qaatay guddiga Amniga gobolka Mudug.

Kulanka ayaa looga wada hadlay arimaha Amniga guud ee gobolka iyo in Ciidamadu xiriir dhow la yeeshaan bulshada.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *