Home Wararka Maanta Madaxweyne Haiti Oo Goordhawayd Gurigiisa Lagu Dhax Dilay
Wararka Maanta - July 7, 2021

Madaxweyne Haiti Oo Goordhawayd Gurigiisa Lagu Dhax Dilay

July 7, 2021 War goordhaw soo baxay ayaa sheegaya in Madaxweynihii dalka Haiti Jovenel Moise lagu dhax toogtay gurigiisa, waxaana la xaqiijiyay in Madaxweynaha u geeriyooday toogasho loo geestay.

War goordhaw kasoo baxay xafiiska Ra’isul Wasaaraha dalka Haiti Claude Joseph, ayaa lagu xaqiijiyay dilka loo geestay Madaxweynihii dalkaasi, mana faah faahin Ra’isul Wasaaraha qaabka uu dilku u dhacay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *